(Intro verse 1– fast flow non-stop Kaban solo, cuud tartiib ah)
Waaw, waaw, yaa Mohamed Adan dahir,
Goobalay… Goobalay… ku garadsaday
Meel gaa’al ka dheerye, gaa’an walalnmo
Maad garane, ee haddaad walalkay aad
tahay, Haay gaga guurin gabahir bananyio
godadki libaah yada oo laga guuray waa hore…
Guudi baan ku Moodiyo qoof aanu hooyo, wadaagne Igu noqotay geed adag, ee gagadan ku Noola Reer gobdon halka uu
Daago geela aan ku hayste hooy guhaada
Igadaa...
Anigu gobannimo iyo samiir, amba
Dulqaad badan ayaan ku gu wadaya,
Adiguna hadalada hanuunka leh eed
guusha moodiyo, siiwado dambi yada
Walalo Adigu garka, aad uledahay…
Walahi waale taasi waa hale hadad,
Hadalada daynwayday waha iman
Donta maalin Aadan garaneyn oo
Waliba walalnimo wahba tarahayen,
Ayuu rabigay soo geli walal garteene...
Waa inoo goo’gosha aakhiro iyo
Bananki la joogo Qiyamaha, ayuu
Rabigay soo geli gartene malinta ayada,
waajib kaga heliye tolow mahad sheegi donta...
Adigana dambi yada walal laga jariye,
Siwado doqonimada aad ku faantiyo…
Faara-galin tayda, Iyo hadala-dada,
jees-jeeska-ah, ee hanunka-leh, ee'aad
Guusha moodiyo hawlahaga gaarka-ah,
Aniguna waan ka samri doonaa…
Guudi baan ku Moodiyo qoof aanu hooyo, wadaagne Igu noqotay geed adag, ee gagadan ku Noola Reer gobdon halka uu
Daago geela aan ku hayste hooy guhaada
Igadaa, amba maalin Anad garan wali oo
Waliba ruunti walalnimo wahba tarahayen,
Ayuu rabigay soo geli walal garteene...
Waa inoo goo’gosha aakhiro...
Goobalay… Goobalay… ku garadsaday
Meel tolnimo ka fogtahay, ee adiguna
gaa’an walalnmo Maad garane, ee
haddaad walalkay, tahay Haay gaga
guurin gabahir bananyio godadki libaah
yada oo laga guuray waa hore…
Guudi baan ku Moodiyo qoof aanu hooyo, wadaagne igu noqotay geed adag, ee gagadan ku Noola Reer gobdon halka uu
Daago geela aan ku hayste hooy guhaada
Igadaa...