🎧 [Intro – R&B / DANCEHALL REMIX VERSION MALE FLOW – DEEP HEAVY BASSLINE ROLLING NON-STOP EMOTIONAL FAST FLOW]
WAA LAYON OF AFRIKA EE HASALUUGIN NOLOSHOO SAMIIR IYO DULQAAD MUUJI
Walakay nuurow adiga hargaysa
Iyo somaliland tagaye hadal-
kayga sii qaado usheeg ubah
Salaan sare ayaan kaga sida
Sayi'gagi Mohamed adan dahir,
Walalo hargaysa markaad nabad
Ku aado, usheeg inaan ayada
Kaliged ka fikiiro Gooriyo ayan,
Ubaah waad heliyee, oo wahad
Usheegta inaan nuuska dambe
habeenkii hurdada heli waayo
Oo dabaysha iyo haatuf iikeeno
Hadala'deeda hareeraha markan
Fiirsho qalbi nuuriya agtayda ka-
Waayana inaan wa reero oon anigu
Sawirkeeda weheshado, nuurow
Walalo usheeg ubaah inaan gabi
Geedba ka go'aay oon soorta liiqi
Kari wayay ayada la'anteed, usheeg
Walalo qiimaha ag tayda ubaah ku
Leedahay markaad indha saarto,
Samrii-waayo inaan silonahay usheeg
Ooridayda qalbi nuuriya waad heliyee
Waayahu inay adkadeen oo saa'adu
Soo'on-wayday imaashaygi fogaado
Malmahu isgurayan, ja'eylkiyo kalinimo
Wadaagen naftaydi, usheeg samiirku
Inuu guul yahay sad-dambana aan iman
Doono, usheeg ubaah inaan dunida
Kaligeed ugu je'elahay nuur iyo iftiin
Inay anga iitahay, walahi sidaan uu
sararo weynaa markay ilajogtay
hadana sunka iyo sarawiishu Iima
galayan, sababtuna waa ubaah
Daradeed, hase-yeeshe anigu
Samiir ayaan ku sugayaa ee usheeg
Ubaah,
Sidee daba aduun yadu waa maalin
Kaliya oo marbay kuu samaataa oo
marna way sir gahantaa, siduu saadir
kuu qaray yay saani noqotaa ruuh ku
siray ma fiinee hasaluugin noloshoo
ha sahwiyin ja'eylko samiroo dulqaado
samaantiyo humaan tuba waa labo
siraadoo ruuh kastaaba sugayoo
loo wada samanyo qaali baritaba
Waad halmami doonta wayahi adka
Ee Ja'aylka somaray oo guul ayaa iman,
Naftu saad kayeeshay Hadba saad ka
dhigatay Dadku kuu sawirayaan oo
Adigaa ja'eylkiyo jilibkaba samaystee
Adigaa jidkii iyo jihadii ja'aylka tagane
laayn qof ku tabaya waa guule qaali
Adigan ku ja'elahay Ee-hasaluugin
noloshoo ha sahwiyin ja'elko samiroo
dulqaado igu suug ubahey qaali,
[DEEP SUB-BASS ROLLING ]
Adigaa ja'eylkiyo jilibkaba samaystee
Adigaa jidkii iyo jihadii ja'aylka tagane
laayn qof ku tabaya waa guule qaali
Adigan ku ja'elahay Ee-hasaluugin
noloshoo ha sahwiyin ja'elko samiroo
dulqaado igu suugu ubahey qaali,
Street wisdom…
WAA LAYON OF AFRIKA EE HASALUUGIN NOLOSHOO SAMIIR IYO DULQAAD MUUJI
Heavy bassline rolling…
Non-stop flames… 🔥