Waan kuu illoobee…
laa wallaahi
halbawlaha wadnaha iyo
qalbiga, fu’aadka
hanaqa iyo laabtaba
aan kuu hibeeyeee
Hida raacayaayee
qadarka raacay
hurgumada jacaylkiyo
hubb al-qalb, ishq
adna hilawga caashaqa
hareertaadaa
fi jihaatika
Haye haye…
ya habiibi
Hareertaada ka adkee
khalliiniga agtaada
Naftu way ku hibatoo
ruuxdaydu way ku dhalaashaa
aniguna hubaashii
bi sidqi
kuu heermay adigee
ana lak khaalis
haye haye…
Hareertaada
janbik, qurbik
Haye macaanoow
ya helwa, ya noor qalbi 🌙