[Intro – Oud instrumental with soft darbuka]
*(Optional: soft Arabic humming “Ahhh…”) *
[Verse 1 – Somali]
Intay noloshu kali tahay
Kaftan iyo ciyaar tahay
Kalgacaylku aadmiguu
Kolay kama sal gaadhee
Sida kaaha nuurka leh
Kashayda deeqdee
Kolkii aan jaleecaba
Kalsoonida i siisaay
Kordhiyaay, kalgacal way i hayaa
Nafta kugu kabaaye
Kor dahab, adna igu kalsoonoow
Helelel, heliyaaloo
[Chorus – English]
Love that grows, it holds me tight
Through every shadow, through every light
Lift my soul, keep me near
Trust in me, I feel you here
Kordhiyaay, kalgacal way i hayaa
Nafta kugu kabaaye
Kor dahab, adna igu kalsoonoow
Helelel, heliyaaloo
[Verse 2 – Somali + Arabic]
Kaafiya haldhaayeey
Koolkoolin badaneey
Mudantii kadeedkiyo
Ka madhnayd xumaantaay
Marwadaan si kaamila
Ugu kaalin qaadee
Doqoniimo iyo kibir
Rabi uu ka leexshaay
Kordhiyaay, kalgacal waa i hayaa
Naftaan kugu kabaayaa
Kor dahab adna igu kalsoonoow
*(Arabic whisper/chant suggestion: "حُبّي لك يزداد كل يوم" — “My love for you grows every day”) *
[Bridge – English + Oud solo]
A prayer beyond compare
Home filled with love and care
Life’s blessings by your side
Children rise, your heart their guide
Kordhiyaay, kalgacal waa i hayaa
Naftaan kugu kabaayaa
Kor dahab adna igu kalsoonoow
Helelel, heliyaaloo
[Outro – Oud instrumental fading with Arabic humming]
"Ahhh… Ahhh…"
Soft echo of “Helelel, heliyaaloo…”