[Verse]
Dunidaa tagtay duul inala midaa
Dayaxaa degoo waynu daawaana
waynu daa wanaayeey
[Chorus]
Damqadaay mar uun
Damqadaay mar uun
oo is daaya oo oo is daaya oo oo
[Verse 2]
Dabar baa ku xidhan damiirkeeniyoo
dalkeenii gubno Dadkeenii qaxoo
haa waxa cuna dugaag dugaageeeey
Mar aynu dagnoo danta guud dhisno
[Chorus]
Damqadaay mar uun
Damqadaay mar uun
Aynu is dayno aynu is dayno
[Bridge]
maxaa dib u dhaca nala doonayoo
noo diidaya danta guud inaan dhisanoon hormuud noqonoo dadkuba
nagu wada daydaan
[Chorus]
duur joog iyo ma nihin dugaagee
Damqadaay mar uun
Damqadaay mar uun
oo is daaya oo is daaya oo ooo