xaaskeyga quruxda badneed waxaa tahay noloshayda fitting keeda ayagoo noo dhaxeyaan wadamo bada iyo buurahaa gudbiyaan dareenka iskuma dayin la aantaa inaa maalin farxo samiirow waxaa tahay samiirkii oo ii imaaday soo ii baro awoodiisa waan kugu fanaa waxatahay macalimada raaxada horta ma aqoon raaxada macabteeda adaa ibaray markaa nolosheyda kusoo biirta
waxaa xasuustaa habeen kii sanadka cusub sida macnta badan aan uwada raxeey sanahay macaneey samiiro iisabar intaa iiga imaaneyso oo iga waaleyso